Erdogan oo si kulul u weeraray dhaxal-sugaha Boqortrooyada Sacuudiga

Hogaamiyaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ka dalbaday Saudia Arabia inay u soo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khashoqgi. Isagoo ka hadlayay shirka dalalka ku horumaray dhaqaalaha ee ka socday Argentina ayuu si wayn ugu gacan seyray jawaabta uu Sacuudiga ka bixiyay dilka Jamal … Continue reading Erdogan oo si kulul u weeraray dhaxal-sugaha Boqortrooyada Sacuudiga